send link to app

Taakul


4.6 ( 2016 ratings )
비즈니스
개발자: TABAARAK ICT SOLUTIONS
비어 있는

Waa maxay adeega Taakul?
Taakul waa adeeg casri ah oo leh website iyo mobile APP oo ay kuu keentay shirkada Tabaarak ICT Solutions.
Waa suuq ay ku kulmaan dadka wax iibiya iyo macaamiisha ka iibsanaysa.Qofkasta oo wax iibinaya sida guryaha, gawaadhida, dharka,alaabta celiska ah iyo kuwa cusub, xoolaha IWM. Waxa uu galin karaa oo ku iibin karaa alaabtiisa Taakul.